Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Galmudug ayaa maanta si rasmi ah tababar ugu furay Ciidanka Booliska degmada Afbarwaaqo.
Tababarkan oo socon doona muddo la qorsheeyey ayaa lagu wadaa inuu sare u qaado xirfadda, anshaxa, iyo aqoonta ciidamada booliska ee deegaanka.
Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf