Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaarada kalluumaysiga Galmudug ayaa sheegtay inay waddo qorshe ay waro biyoodyo lagu beero kalluun kuwaa oo ay sheegtay in laga hirgalinayo deegaanada kafog xeebaha si bulshadu uhelaan kaluun nadiif ah oo raqiis.wasiir kuxigenka wasaarada Kalluumaysiga Galmudug Abdi Dahir Husen oo lahadlay Radio Daar-dheer ayaa sheegay in wasaaradu waddo qorshe ay deegaanada kafog xeebaha ee Galmudug kaga hirgalinayso Waro lagu beero kallun si bulshadu uhelaan kaluun nadiif.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad.