Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuulin ka tirsan Galmudug ayaa bulshada degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud kala hadlay horumarinta Degmada iyaga oo la wadaagay mashaaricda hormarineed ee laga hirgeliyelin doono oo qaarkoodna hore loo dhagax dhigay.
Warkaan waxaa soo jeedineysa: .Hamdi Dirie Ali