Ganacsadata Dhuusamareeb oo ka hadlay Canshuurta DFS soo kordhisay.

0
61

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Xili dowlada soomaaliya soo saartay Canshuurta iibka oo ah canshuur ku cusub soomaaliya ayaa durba ganacsatada soomaaliyeed cabasho xoogan ka muujiyeen gudoomiye ku xigeenka rugtada ganacsiga Dhuusamareeb Ali abdullahi ibraahim oo wareysi siiyey Radio Daar-Dheer ayaa sheegay iney walaaca ay qabaan ganacsatada dalka ay laqabaan.
Dhinaca kale qaar ka mida ganacsatada Caasimada Galmudug ee DHuusamareeb ayaa dhankooda ugu baaqay madaxda dowlada soomaaliya sida madaxweynaha dalka mudane Xassan Sh Maxamuud iney dowladu ka laabto canshuurtan oo ay shegeen in xili adag ay kusoo aaday.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulqadir Nor 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here