Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ganacsatada Degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa waxaa ay bogaadiyeen Ololaha Maamulka Degmadu biyaha uga saarayo waddooyinka magaalada iyagoo sheegay in arrintani muhiimad wayn u leedahay bushada Magaalada Cadaado.
Ahmed Mohamed Jama ayaa warkan faah faahinaya.