Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiye ku xigeenka maamulka Caasimadda mudane Cabdisamad salaad Aadan, ayaa sheegay in ganacsatada Dhuusamareeb ay kaalin wanaagsan ka qaadanayaan biyo-xirka magaalada oo maalmihii lasoo dhaafay ay socotay howdha dib u hagaajinteeda.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor