Ganacsatada magaalada Dhuusamareeb oo sheegay in saamayn kuyeelatay ganacsigooda abaarta dalka kajirta.

0
33

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Xili ay jiraan abaaro ba.an oo saameyn ku yeeshay dadka degan meelo ka mid ah deegaanada galmudug islamarkaana ay bulshdii miyiga deganaa ay badankood usoo hayaameen magaalooyinka si ay u helaan biyo, Hoy iyo cunto ayaa sidokle qaar ka mid ah dadka ganacsiyada ku leh magaalada Dhuusamareeb inoo sheegeen in ay saameyn ku yeelatay abaarta saamaysay reer mihiga ganacsiyadooda,
Madaama dadka xoola dhaqatada ahi ay qeyb ka ahaayeen koboca dhaqaalaha iyo ganacsiga magaalada Dhuusamareb.Abaaraha ku dhuftay qeybo ka mid ah dalka gaar ahaan Koofurta iyo bartamaha ayaa gaaray heerkii ugu xumaa waxaana marar badan hay.adaha gar gaarku sheegeen in laga cabsi qabo in xaalaha abaartu sababatay ee kasii darayaa isku bedelaan macluul.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Xamdi Diiriye Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here