Ganacsatada magaalada Gaalkacyo oo lagu amray in ay xirtaan camirooyinka Amniga.

0
6

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Amniga Galmudug, mudane Aadan Warsame Cilmi (Deeq Gargareeto), ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid ah goobaha laga soo galo magaalada Gaalkacyo ee kontoroolada ah (Checkpoints) iyo ganacsiyada magaalada

Kormeerkan wasiirka waxaa ku weheliyay Taliyaha Boliiska degmada Gaalkacyo, iyadoo ujeedadu ahayd hubinta habsami usocodka howlaha amniga, iyo dhiirrigelinta ciidanka iyo shaca.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Xamdi Diriye Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here