Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Deeqdaan rraashinka ah oo loogu tala-galay afurinta dadka soomman ayaa waxaa magaalada Guriceel soo gaarsiisay dowladda Imaaraadka Carabta oo ay wakiil uga ahayd hay’adda SIDRA.
Raashinkan iyo sidoo kale ceel biyood laga hirgeliyay deen hoos taga degmada Guriceel ayaa waxaa xarriga ka jaray Guddoomiyaha Guriceel Faarax Cabdi Macallin.
Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi