Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha degmada Hodan ee gobolka Banaadir Cali Axmad Faarax oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka amniga iyi siyaasadda gobolka Banaadir ayaa kormeer waxay ku tageen xaafadda siigaale ee degmada Hodan halkaas oo ay ku noolyihiin barakacayaal uu saamayn ku yeeshay roobku.
Guddoomiyaasha ayaan deeq baco ah waxay u qaybiyeen barakacayaasha si’ay roobka uga gabbaadsanaadaan.
Warkan waxaa faah faahinaya:Abdidaahir Garaad Ali