Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabd lagu daahfurayo dhismaha garonkan cusub ee laga hirgalinayo Boosaaso ayaa waxaa ka qeygalay
Gudoomiye xigeenka 1″aad Gobolka Bari ee Dawladda Puntand,kooxaha ciyaartoyda kubada cagta iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaysa-Hamdi Diriye Ali.