Madaxweyanaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliso Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Fardowso Maxamed Cigaal ayaa xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha Degmada Ballanballe.
Munaasabada ayaa waxaa sidookale kqayb galay oo qayb ka.ahaa wafdiga madaxweyne iyo Kan Wasiirka Xildhibaano iyo wasiiro Agaasimayaal iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi