Garoonka diyaaradaha Degmada Buurhakaba oo xariga laga jaray.

0
33

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Dowlad Gobleedka KGS Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta xariga ka jaray Garoonka Diyaaradaha degmada Buur Hakaba

Munaasabadda xarig-jarka ayaa waxa ka qeyb galay mas’uuliyiin katirsan KGS madax dhaqameedyo, culimo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Degmada Buur Hakaba .

Warkan waxaa jeedinaya:Abdidaahir Garaad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here