Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Duqa degmada Garoowe ayaa Furay tartanka Koobka Nabadda iyo isdhexgalka dugsiyada Sare iyo dhexe ee degmada Garoowe. Furitaanka tartanka ayaa wax ka soo qeebgaley duqa degmada Garoowe mamulka sports degmada iyo masuulin kale .Kulanka ayaa ah mid loga golaha sidii isdhexgalka bulshada loo hormarin laha.
Gadoomiyaha degmada Garoowe ee xarunta gobolka Nugal Cabdulqaadir Mohamed Maxamuud oo tartan furay ayaa ka hadla muhiimadda ay ciyaaruhu bulshada u leeyihiin.
Warbixintan waxaa soo jeedineysa-Sadio Abdulkadir Yusuf