Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Geelaan oo tiradiisa ay gaarayso 35 shan neef islma markaana ladhacay mudo haatan lagu sodon iyo dhowr sano ayaa waxaa hada dib loogu celiyay dadkii iska lahaa milkiyada geela geela ayaa markaa laqaatay waxa ow ahaaa sagaal neef
Afhayeenka odayaasha dhaqanka caaqil liil shiikh cabdi ayaa kahadlay madasha lagula kala wareegayay geela iyo sababihii loosooceliyay.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi