Gogol nabadeed oo lagu qabtay deegaanka Baalle ee gobolka Galagaduud

0
25

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bulshada deegaanno hoos taga degmooyinka Gadoon iyo Godinlabe oo Galguduud ka wada tirsan ayaa la’isugu keenay gogoshan oo lagu xallinayay xiisado colaadeed oo maalmihii lasoo dhaafay kasoo cusboonaaday deegaanka.

Maamullada Degmooyinka, Dhuusamareeb, Cadaado, Godinlabe iyo Gaddoon ayaa qayb ka ahaa nabadaynta waxaana shirkaas laga soo saaray go’aanno lagu xoojinayo nabad ku wada noolaashiyaha bulshada deegaanka.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here