Golaha Ammaanka oo ku baaqay kordhinta gargaarka Gaza.

0
22
WIde The situation in Somalia Report of the Secretary-General on Somalia (S/2019/884)

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, oo ay ku jiraan Maraykanka iyo Britain ayaa codsaday in si degdeg ah loo kordhiyo gargaarka la siinayo rayidka Falastiiniyiinta ee ku sugan Gaza, iyagoo ka digay in xaaladda bini’aadantinimo ee halkaas ka jirta ay ka sii dareeyso.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Britain David Lammy ayaa ku baaqay, in si weyn kor loogu qaado gargaarka Gaza, halkaasoo inta badan 2.3 milyan oo deganaa ay barakaceen , taasoo ay uga sii dareen dhibaatooyinka bini’aadanimo.

Dhanka kale, Mareykanka ayaa uga digay Turkiga Isniintii inuu martigeliyo hoggaanka ururka Hamas.

Warbixino dhoowr ah oo ay tabiyeen warbaahinta ayaa lagu sheegay, in xubno sare oo ka tirsan hoggaanka Hamas ee ka baxsan Gaza ay maalmihii la soo dhaafay ku sugnaayeen Turkiga ka dib markii laga codsaday inay ka baxaan Qatar.

Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka Matthew Miller, ayaa sheegay in aanu taagneeyn meel uu uga hadlo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here