Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulan ay iskugu yimaaden golaha Culimadda Soomaaliyeed kaa oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ee casimada dalka ayaa waxana laga soo sara baaq nabadeed oo ku aadan joojinta colaadaha ka taagan qeybo ka mid ah dalka culumada ayaa sheegey in loo bahanyaha in si wada jir ah loo joojiyo dagalaada qabiilka ,warsaxafadeedka golaha Culumadda Soomaaliyeed ayaa sida tan aha .
Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf