Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo oo kulan isla xisaabtan ah la qaatay Maamulka magaalada.

0
108

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo Galmudug ayaa yeeshay Kal-fadhigoodii Sideedaad oo at kula xisaabtamayeen maamulka dowlada hoose ee Degmada Gaalkacyo sida Agaasima waaxeedyada, Gudoomiyaasha Xaafadaha iyo Xubnaha Sare ee Maamulka Degmada Gaalkacyo.

Kulankan ayaa su,aalo lagu weydiiyey maamulka degmada ka dib markii ay soo bandhigeen waxqabadkooda iyo qorshayaasha shaqadooda.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here