Golaha deegaanka degmada Mahadaay oo doortay Guddoomiyaha cusub ee degmadaasi

0
48

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha cusub ee degmada Mahadaay, Ahmed Husein Afrah, ayaa loo doortay xilka kadib doorasho ay qabteen golaha deegaanka ee degmadaasi.

Ahmed Husein Afrah ayaa ballan qaaday inuu diiradda saari doono horumarinta adeegyada bulshada, nabadgelyada iyo horumarka kaabayaasha degmada Mahadaay. Guddoomiyaha gobolka Maxamuud Maxamad Nuur ayaa isna ku bogaadiyay golaha deegaanka sida ay uga go’an tahay in la helo hoggaan hufan oo ka shaqeeya danaha shacabka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here