Golaha Guurtida iyo Culimada Caabudwaaq oo ka hadlay dhacdo ka dhacday dowald degaanka

0
97

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Golaha Guurtida iyo Culimada degmada Caabudwaaq ayaa si adag uga hadlay falkii dhawaan ka dhacay gobolka Qorroxey ee dowlad deegaanka Soomaalida, kaasoo maleeshiyaad ka soo jeeda degmada Shilaabo ay ku dileen dad xoolo-dhaqatada ah. Dilkaan ayaa dhacay markii maleeshiyaad ka yimid degmada Shilaabo ay weerar ku qaadeen dad xoolo-dhaqatada ah oo ku nool deegaanka, iyagoo dil iyo dhaawac u geystay.

Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here