Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shir ay soo agaasimeen maamulka Gobolka mudug ayna ka qaybgaleen guddoomiyaasha degmooyinka gobolku waxaa looga hadlay dhaqan-gelinta go’aan kasoo baxay maamulka Galmudug oo lagu joojinayo ka ganacsiga dhuxusha iyo jarista dhirta.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali