Guddiga doorashooyinka oo kormeer ku Sameeyay goobaha diiwaan-gelinta Codbixiyeyaasha.

0
17

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddiga Doorashooyinka ayaa maanta kormeer ku sameeyay qaar kamid ah goobaha ay ka socoto diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha, iyadoo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir.

Kormeerkan ayaa ujeedkiisu yahay hubinta habsami u socodka howlaha diiwaan-gelinta iyo xaqiijinta in adeegyada la siiyo dadweynaha ay yihiin kuwo hufan oo waqtiyeysan.
Qaar kamid ah dadweynihii is-diiwaangelinayay ayaa ka hadlay dareenkooda.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:  Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here