Guddiga doorashooyinka oo maanta Dhuusamareeb ka billaabaya Diiwaangelinta dadweynaha.

0
11

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah magaalada Dhuusamareeb uga daah-furaya ololaha diiwaangelinta dadweynaha ee ka qayb-galaya doorashooyinka golayaasha deegaanka.

Munaasabad ballaaran oo uu ka qayb-galayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa lagu wadaa in lagu daah-furo ololahan, kaas oo muddooyinkii la soo dhaafay uu guddigu si weyn ugu jiray diyaar-garowgiisa.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdidaahir Garaad Ali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here