Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Dhuusamareeb tababar ugu soo xiray shaqaalaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha….

0
6

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah ugu soo xiray tababar loo qabtay shaqaalaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee heer qaran.
Tababarka ayaa diiradda saarayey habka saxda ah ee loo adeegsado qalabka diiwaangelinta codbixiyeyaasha, iyo sidoo kale muhiimadda ilaalinta xogta doorashada.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here