Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Soomaaliya ayaa dhawaan ku dhawaaqay in la furay diiwaan-gelinta ururrada siyaasadeed ee doonaya inay ka qeyb galaan doorashooyinka qaranka ee soo socda.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed