Guddiga Masjidka Jaamaca Guriceel oo codsaday in laga qayb-qaato dhamaystirka dhismaha masaajidka

0
84

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhismaha masaajida iyo goobaha lagu barto diinta waxaa aad u bogaadisay diinta islaamka. Dhismaha masjidka Jaamaca ah ee degmada Guriceel waxaa uu soo socday muddo laba sano ah, waxaa marayaa heer gabo-gabo ah sida ay sheegeen guddiga gacanta ku haya dhismihiisa.

Guddiga dhismaha masaajidka gacanta ku haya ayaa waxaa ay sheegeen in masaajidka lagu leeyahay lacago dayn ah sidoo kalena loo baahanyahay in dadka muslimiinta ah ay ka qayb-qaataan dhamaystirka masjidka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here