Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo munaasabadda Ciidda fidriga Ugu Hambalyeeyay bulshada reer galmudug.

0
82

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Dr. Maxamed Nuur Gacal, ayaa umadda Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada reer Galmudug ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga.

Maalinta koowaad, Guddoomiyaha ayaa shacabka ugu baaqay in bulshada kuwooda maskiinta ah la caawiyo.

Warkan waxaa faah faahineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here