Guddoomiyaha Caabudwaaq oo magacaabay xubno cusub oo kamid noqonaya Maamulkiisa.

0
123

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Gudoomiyaha dagmada Caabudwaaq Muxyadiin Aadan-Wali ayaa dhameystiray maamulkaa dagmada, asagoo magacaabay agaasimayaal iyo madax-qeybeedyo loo magacaabay qaybaha kala duwan Dowladda hoose ee Degmada Caabudwaaq.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here