Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Duqa degmada Gaalkacyo ee galmudug Cabdiraxmaan Sheekh Xasan, guddoomiye ku xigeenka , Maxamed Cabdi Cilmi iyo guddoomiye ku xigeenka gobolka Mudug Axmed Shire Qoodaar ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay adkaynta amniga gobolka Mudug oo lagu qabtay Magalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Waxana kulanka diiradda lagu saraya sidii loo joojin laha colaadda Sokeeye ee ku soo lalabtay gobolka Mudug garahan galbeedka gobolka Mudug.
Warkan waxaa faah faahineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf