Guddoomiyaha Degmada Gadoon oo Baaq u Diray Wasaaradda Caafimaadka Galmudug.

0
11

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha degmada Gadoon ee gobolka Galgaduud Abdinaasir Cimaan Maxamad Qooje ayaa baaq u diray Wasaaradda Caafimaadka ee dowlad-goboleedka Galmudug, isagoo ka codsaday in la dardargeliyo taageerada caafimaad ee degmadaas. Guddoomiyaha ayaa sheegay in degmada Gadoon adeegyadda caafimaad ay yihiin kuwa aad u yar marka loo eego bulshada Halka ku nool.

Warkan waxaa soo jeedineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here