Guddoomiyaha dhalinyarada caasimadda Galmudug oo ku baaqay in laga hortago colaad beleed kasoo cusboonaatay bariga Dhuusamareeb.

0
45

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyada maalin ka hor colaad beeleed kasoo cusboonaaday deegaanno ka dhaca bariga caasimadda Galmudug ayaa Guddoomiyaha Dhallinyarada Dhuusamareeb Shariif Cumar Xasan waxaa uu baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaano deegaannadaas.
Waxaa uu u jeediyay malleeshiyaadka inay si deg deg ah u joojiyaan colaadda isagoo waxgaradka iyo dowladdana ugu baaqay inay kaalintooda ka qaataan joojinta dagaalka.

waxaa soo jeedineya: Abdidahir Garad Ali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here