Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Degmada Shibis ka daahfuray tartanka kubada Gacanta ee Ramadaan Cup, kaas oo loo qabtay ciyaartoyda da’da yar ee ka kala socda waaxaha Degmada Shibis. Gadoomiye gobolka banaadir ayaa dhamaan u mahadcelsha cidkasta oo ka soo shaqeysa in la qabta tartankaan
Sidoo kole wax uu shegey in ay muhiima taha la sameeyo is dhexgal bulsho.
Warkaan waxaa soo jeedineysa:-Sadio Abdulkadir Yusuf