Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay waddada Laami-yaraha Soobe.

0
30

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa dhagax dhigay dhismaha waddada laami yaraha Soobe ee Degmada Wadajir.

Munaasabadda dhagax dhiga waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Wadajir Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cali, Agaasimeyaal, Ganacsato, Odayasha dhaqanka iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here