Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sheegay In Talaabo Ka qaadayaan qasaaraha korontada.

0
30

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir uu xoogga saari doono ka hortagga dabka ka dhasha suuqyada, xarumaha ganacsiga iyo deegaanada dadweynaha ee caasimadda.

Guddoomiyaha ayaa hadalkan ka sheegay kormeer uu ku tagay goob ganacsi oo dhawaan dab qabsaday, isaga oo tilmaamay in dhowr arrimood oo la iska indho-tiray ay sababaan in masiibooyin noocaas ah ay dhacaan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here