Guddoomiyaha Gobolka Banadir oo daah-furay Barnaamijka xal-u-helida Barakacayaasha ku dhaqan Banaadir.

0
97

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Barnaamijka Qorshaha Farsamo ee xal-u-helida Barakacayaasha ku dhaqan Gobolka Banaadir oo ay iska kaashanayaan Maamulka Gobolka Banaadir, xafiiska QM ee Soomaaliya iyo Hey’adda IOM.

 

Warbixintan waxaa faahfaahinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here