Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa digniin adag u diray masuuliyiinta loo igmaday shaqooyinka ee dhibaateeya Shacabka.
Gudoomiyaha Maxkamada sare ayaa sigaara digniin ugu diray gudoomiyaasha gobolka Banaadir oo uu sheegay in ay cabasho ka soo gudbiyeen bulshada degmooyinka ay xukumaan.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor