Guddoomiyaha Sodma oo Kismaayo ku qabtay shir looga hadlayay sidii gargaar loo gaarsiin lahaa deegaanada maammulkaas.

0
65

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Md. Mahamuud Moallim Abdulle ayaa maanta Guddoomiyey shir gaar ah oo looga hadlayey xalaadaha bini’aadannimo ee ka jira degaannada dowlad goboleedka Jubbaland.

Kulankaan waxaa goobjoog ka ahaa Wasiir ku xigeenka wasaaradda gargaarka Jubbaland Maxamed Cusmaan Jaamac, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo masuuliyiin kale, waxaana si gaar ah looga hadlay.Ka hortagga leexsashada gargaarka bani’aadannimo.
jubbaland. In xal-waara loo helo dadka barakacyaasha ah.In SODMA Wasaaradda Gargaarka Jubbaland ka gacan-siiso sidii ay uga shaqeeyn laheed waajibaadka ka saaran howlaha bani’aadannimo.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here