Guddoomiyaha SODMA oo shixnado mucaawino ah gaarsiisay Masaajid Cali Gaduud

0
60
Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa  12-gaari oo sida shixnado mucaawino ah gaarsiisay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Gargaarkan oo loogu tala-galay bulshada deegaanka Masaajid Cali Gaduud iyo deegaannada ku xeeran kuwaas oo ay saamayn ku yeesheen abaaraha iyo colaadaha deegaanka ka jira.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here