Gudiga doorashooyinka oo mamnuucay in la diiwaan galiyo qof sheeganaya in la soo khasbay

0
6

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa kormeer shaqo ku tegay qaar kamid ah xarumaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee ku yaalla gobolka Banaadir, si uu ugu kuurgalo habsami u socodka howlaha diiwaangelinta.

Kormeerkan oo qayb ka ah dadaallada lagu xaqiijinayo hufnaanta iyo daahfurnaanta hanaanka doorashooyinka dalka, ayaa waxaa warbaahinta uga warbixiyay Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka, Cabdifitaax Faysal Xuseen.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here