Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudiga Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta soo gabagabeeyay kormeerka goobaha loo asteeyay cod bixiyaasha. Sida uu warbaahinta u sheegay Khaalid Ibrahim Ismaaciil oo ka mid ah Gudiga Madaxa banaan Doorashooyinka iyo Sohdimaha Qaranka.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor