Gudiga Dorashoyinka madaxa banan oo ka warbixiyay halka ay marayaan is diwangalinta Dadweynaha.

0
4

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Cabdishakuur Abiib Xayir, oo ka tirsan Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, ayaa warbixin kooban ka bixiyay howsha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee gobolka Banaadir. Wuxuu sheegay in howshu si habsami leh u socoto, isla markaana ay jiraan dadaallo lagu xaqiijinayo in dhammaan muwaadiniinta xaqa u leh ay helaan fursad ay ku diiwaangeliyaan. Waxa uu sidoo kale tilmaamay in guddigu la shaqeynayo hay’adaha amniga iyo maamulka gobolka si loo sugo nabadgalyada iyo hufnaanta geeddi-socodka doorashada.

Abdifitah Mohamed Ahmed ayaa warkan soo jeedineysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here