Gudiga Dorashoyinka oo Dhuusamareeb Tababar uga Furay Shaqaalaha diiwaangalinta Codbixiyaasha.

0
71

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka (GMDQ) ayaa tababar rasmi ah uga furay magaalada Dhuusamareeb shaqaalaha ku meel gaarka ah ee loo xilsaaray howlaha diiwaangelinta codbixiyayaasha ee maamulka Galmudug, gaar ahaan caasimadda Dhuusamareeb.

Ujeeddada tababarkan ayaa ah in la xoojiyo aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha, si ay waajibaadkooda u gutaan si hufan, daahfuran, loona siman yahay.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here