Gudiga gurmadka abaaraha degmada Cadaado oo kulan la yeeshey wasiiro ka socdey galmudug

0
61

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddiga gurmadka abaaraha degmada Cadaado ayaa waxaa kulan la qaateen qaar kamid ah golaha wasiirrada maamulka Galmudug uu kamid yahay wasiirka arrimaha gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac oo ah guddoomiyaha guddiga abaaraha heer dowlad-goboleed.

Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here