Gudiga gurmadka abaaraha ee degmada Cadaado oo deegaanka galaanbe gaarsiiyey deeq raashina….

0
72

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddiga gurmadka abaaraha ee degmada Cadaado ayaa deeq raashin ah gaarsiiyey deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobolka, si wax looga qabto baahiyaha ka dhashay abaarta ka jirta deegaannadaas.
Deeqdan raashinka ah ayaa loo qeybiyey shacabka ku dhaqan deegaannada Dayeeno, Galaanbe iyo Ceelsoor, kuwaas oo si weyn u saameysay abaarta ka jirta gobolka. Munaasabado kala duwan oo ka dhacay goobaha deeqaha la gaarsiiyey ayaa lagu bogaadiyey dadaalka guddiga gurmadka abaaraha iyo cid kasta oo ka qeyb qaadatay gurmadkan

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulqadir Nuur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here