Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Gargaarka ee Hirshabelle ayaa Gudiga gurmadka Ganacsatada ku hanti beeshay Suuqa Magaalada Jowhar ku wareejiday deeq lacageed waxaana lacagtaan loogu talagalay in lagu gacan siiyo ganacsatadi hantidooda kuweysay dabkii suuqa hantiwadaag ee Jowhar.
Gudoomiyaha degmada Jowhar cismaan Maxamad muqtaar ayaa sheegay in lacagtaan lagaarsiindoono dadkii Mudnaa.
Wasiir ku xigeenka wasaaradda gargaarka Hirshabeelle Omar mohamed ayaa dhamaan wasaaradda maamulkaas ugu baaqay iney ka qeyb qataan gurmadka dib u dhiska suuqa Jowhar.
Abdulahi Abdulkadir Nor ayaa faah faahinaya.