Gudigga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha oo Shahaado KMG ah guddoonsiiyey Ururka Midowga Soomaaliya…

0
56

DhuusamareebΒ (Radio Daar-Dheer)-Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shahaadada rasmiga ee Ururnimo Gudoonsiiyey Ururka 𝐌𝐒𝐝𝐨𝐰𝐠𝐚 π’π¨π¨π¦πšπšπ₯𝐒𝐲𝐚 oo soo buuxiyey shurudihii looga baahnaa.
Kulanka shahaadada lagu gudoonsiinyey Ururka ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Guddoomiyaha Guddiga, Mudane Abdikarim Ahmed Hassan, Gudoomiye ku-xigeenka, Mudane π’πšπšππ’πͺ 𝐀𝐛𝐬𝐑𝐒𝐫 π†πšπ«πšπšπ iyo qaar ka mid ah Xubnaha GMDQS

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here