Gudigga Doorashooyinka Qaranka oo soo bandhigay qalabkii diiwaan gelinta Codbixiyaasha

0
66

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay inay dhammeystireen agabkii lagama maarmaanka u ahaa qabsoomidda doorashada golaha deegaanka ee dhici doonta 30-ka Juunyo 2025.
Guddoomiyaha guddiga, Cabdikariim Axmed Xasan, oo warbaahinta la hadlay, ayaa xusay in dadaallo badan la geliyay diyaarinta agabka doorashada si loo hubiyo in doorashadu u dhacdo si hufan oo xor iyo xalaal ah.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here