Gudomiyaha Gobolka Banadir oo kulan la qatay Haweenka Soomaliyeed ee Nool gobolka Banadir

0
34

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa caawa kulan talawadaag ah la qaatay qaar kamid ah Haweenka Soomaaliyeed ee ku dhaqan caasimadda, si uu uga dhageesto talooyinkooda ku aadan horumarinta Magaalada.

Kulankan oo ka dhacay aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa waxa uu Guddoomiye Amiir mid mid u dhageystay haweenkii uu kulanka la qaatay iyaga oo ka hadlay dardargalinta horumarinta Caasimadda gaar ahaan; Sugida Amniga, Nadaafada, Caafimaadka, Waxbarashada, dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here