Dhuusamareeb(Idaacadda Daar-Dheer)Biriye cali xersi Gudomiyaha xafada Hodan ee magalada dhuusamareeb ayaa mamulka iyo hay adaha ka codsaday in laga gacan siiyo sidii ay xafadu ku heli lahayeen mashariic dhawr ah oo laxariira hormamrinta adegyada bulshada waa kan gudomiye Biriye oo arimahasi ka hadflayo Dhanka kale gudoomiyaha Xafada Hodan ayaa shegay in dad badan ku soo bara kaceen xafada uu gudomiyaha ka yahay ku waa oo ka yimid degana Bari ee Gobolada Mudug iyo Galgaduud waxa uuna ka dalbaday hay’adaha sama falka iyo cidkasta oo wax haysatoin loo gurmado dadkaas
Waxaa warbixintaan inoo haaya Abdifitah Mahamed Ahmed.